Skip to main content
SABAAD

nasiibdarro

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NA11 xar
1

Nasiib wacan la'aan.

2

Dhibaato; mushkilad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Dilka sarkaalka waa mid musiibo iyo nasiibdarro isku darsatay” ayuu yiri Gen.

”
“

Sida aan lasocono, akhristow “Waa wax laga naxo; waa wax laga xumaado; waa wax nasiibdarro ah, go’aankan waa in laga laabtaa, waa lagu dag-dagay iyo xaar-xaarin bilaa diblomaasiyada” bay Mahiiga iyo intii masruufka bixin jirtay yiraahdeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nasiibdarro - sawirka la wadaagga

La Wadaag