U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qani

Magac Lab
Xaraf QSubg QA4 xar
1

.kh Q. ah: qof maalqabeen ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xirsi Qani iyo Boqor Maxamuud Cali Carab, socdaalkoodu wuxuu ka dhashay martiqaad rasmi ah oo la sheegay in maamulka Itooiya u soo diray.

”
“

Dhirtani waxa ka baxa midho iniin keliya leh oo qani ku ah istaaraj iyo sonkor.

”
“

Fatxi Yakan, wuxuu u dhashay dalka Lebanon, gaar ahaan magaalada Tarabulus oo ku taal waqooyiga dalkaas, wuxuu ku caan baxay dhexdhexaadnimo, shaqo badan iyo inuu ku dedaalo sidii dadka islaamku uga qani noqon lahaayeen barashada diinta islaamka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qani - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan