U gudub nuxurka bogga
SABAAD

casuumad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA8 xar
La Mid AhcasumaadMagac Lab
1

Cunto ka kooban noocyo badan oo qof la sharfayo loo sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Males ka dambeeyay Casuumad uu u fidiyey Madaxweynaha Faransiiska Mr.

”
“

Madaxwaynaha iyo beesha Geri ayaa kulankoodu wuxuu ku dhammaaday casuumad uu madaxwayne Cabdi Maxamud Cumar u fidiyey beesha inay ku booqdaan DDS, si ay qayb uga qaataan danaha shacbiweyanaha Soomaalida Itoobiya ee ku aadan horumarka iyo nabadeynta.

”
“

"Waxaan aad u rajeyneynaa in Dowladda ay ogolaato inay casuumad u dirto" ayuu hadalkiisa raaciyay Mr.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
casuumad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan