U gudub nuxurka bogga
SABAAD

casumaad

Magac Lab
Naxwe-do, m.l
Xaraf CSubg CA8 xar
1

Cunto ka kooban noocyo badan oo qof la sharfayo loo sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Abwaanad Muna Diyaano, ayaa Casumaad ka heshay Dowlada Soomaaliya, iyadoo ka qeyb noqon doonta Tiro Abwaana ah oo lagu casumey Dooroshooyinka Dalka ka dhici doona iyo sidii ey u baraarujin laheyd Bulshada Soomaaliyeed.

”
β€œ

Waftigan ayaa la shegayaa in si diiran loogu soo dhoweeyay Laascanood kadib markii ay casumaad ka helaan maamulka gobolka iyo odayaasha sida ay tibaaxeen xubnahaan.

”
β€œ

Imaanshaha dhakhatiirtaan ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Puntland booqasho ku uu tagey dalka Turkiga casumaad ugu fidiyey ururkaan dhakhaatiirta ah kuwasoo la yraahdo UHDER " Association of Doctors Hope."

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
casumaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan