Skip to main content
SABAAD

caw1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA3 xar
1

Dhinac; dhan.

2

Aagga u dhow meel.

Tusaale Dheeraad ah1

Xarfaha 1,4 iyo 10: waa laboodka ugu adag habardugaaga. 8,7,4 iyo 12: waa hanti dhismo ah oo ay cidi leedahay sida sarta. 8,14,10,2 iyo 12: waa googol Soomaali caw ka samaysan.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caw - sawirka la wadaagga

La Wadaag