U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhismo1

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DHSubg DHI6 xar
1

Farsamada iyo habka wax loo dhiso.

2
3

Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.

4

Iskudubbarididda iyo habeynta gabay in muddo ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaas ayaa Wasiirkiisii la oran jiray Yaxya bin Khaalid Al Barmaki, ku yiri: "Amiirkii Mu'miniintow, ha dumin dhismo Aayad iyo calamaad Islaamka ah".

”
“

Amiibada waxay ka mid tahay xayawaannada kuwa ugu dhismo sahlan inta la yaqaan.

”
“

Magacyadaasu waxa ay ka kooban yihiin (15) Shan iyo toban xaraf. 1,4 iyo 10: waa laboodka ugu adag habardugaaga. iyo 12: waa hanti dhismo ah oo ay cidi leedahay sida sarta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhismo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan