U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cibaaro

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf CSubg CI7 xar
1

Belo aan hore loo arkin.

2

Arrin yaab leh oo aan hore loo arkin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Foosto-riix waxa uu intii dambe hal hays u lahaa “kuwa iga dambeeyaw caruurtiina ha dayicina qisadan igu dhacdayna waxay cibaaro u tahay aabayaasha caruurtooda dayaca.”

”
“

Iyana waa cibaaro cusub.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cibaaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan