U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cibro

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CI5 xar
La Mid AhcibaaroMagac Dheddig
1

Belo aan hore loo arkin.

2

Arrin yaab leh oo aan hore loo arkin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Alemu, waxana uu sheegay in tani ay cashar ama cibro u tahay dadka mandaqadda iyo guud ahaan dadka Afrika; “Annagu, haddaanu Itoobiya nahay, waxaanu arrintan u qaadanay si aad iyo aad u ddddweyn.

”
“

Waxa iyana mucjiso ah ka odaygaas curaddadiisii ku waayay, ayna u caddaatay inuu cidla gudayey, laakiin halkii uu ku cibro qaadan lahaa weli dariiqiisii haya!

”
“

Maaha markii ugu horeysay oo cunug musjiso ah ku dhasho qaar ka tirsan Gobolada Soomaaliya waxaana badiyaaba lagu yaqaan ilmaha sidaan oo kale ah inaysan sii noolaan in lagu cibro qaatana mudan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cibro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan