U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cilmibaaris

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CI11 xar
1

Raadinta xaqiiqo la xiriirta cilmi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saciid wuxuu 16 sano ee la soo dhaafay ka soo shaqeeyey xarumo aqoon, cilmibaaris iyo la-talin oo ku yaala Norway iyo Ingiriiska (UK).

”
“

Qormadan waa soo koobid iyo tarjumid tifafttiran cilmibaaris aan ku sameeyey hirgelinta Shareecada Islaamka waxyaabha ka hor imaan kara.

”
“

Waxa qormadiisa Hirad u kaashanaya aqoon taariikheed, da’, cilmibaaris, waaya-aragnimo iyo dhulka Soomaalidu degto oo uu nolol ku soo maray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cilmibaaris - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan