U gudub nuxurka bogga
SABAAD

imaan

Magac Lab
Xaraf ISubg IM5 xar
La Mid AhimaamMagac Lab
1

Nin dadka salaadda tujiyo.

2

Madax.

3

Nin aqoonta imaamnimo diinta muslimka aad ugu xeel-dheer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka ciidamada Midowga Afrika ee dalka Somalia waxa kale oo uu sheegay in wafdi ka socda Burundi ay imaan doonaan Somalia dhowaan si ay u qiimeeyaan halka ciidamoda la dhigi doono, taasoo buu yiri waxay war wanagsan u tahay dadka Somaliyed.

”
“

“Daawooyinka horey noogu imaan jirey tani way ka duwan tahay waayo waa daawo loogu talagalay cudurada inoogu daran maantey dalkeena ee bulshada haysta sida Sonkorta, Qalalka, Daawada xanuunada kaadihaysta ku dhaca iyo kuwo la mid ah” ayuu yiri Wasiirku.

”
“

Anagu u imi dadka degaankaan oo u yaqaana Gaari-waa - meel Dowladu ay iska nacday oo aan la imaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
imaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan