U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cisbitaal

Magac Lab
Xaraf CSubg CI9 xar
La Mid AhisbitaalMagac Lab
1

Meesha dadka jirran lagu daaweeyo lana seexiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaaladaas oo la isku Adeegsaday nuucyada Hubka ayaa markii danbe kooxaha ka horjeeda Dowlada u suuro geliyay Gabal dhicii Caawa in ay qabsadaan Isgoyska Sanca,Saldhiga Boliiska Degmada Kaaraan,Cisbitaal Keysaney iyo Goobo kale.

”
“

Wiilkii dhaawaca ahaa iyo dhaawacii Mareykankaba waxaa lagu daweeynayaa Cisbitaal ciidamada Mareeykanku leeyihiin.

”
“

Wararka ka imanaya dhinaca Liverpool, waxaa kale oo ay sheegayaan in Gerrard lagu qali doono cisbitaal ku yaala dalka Belgium.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cisbitaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan