U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabal

Magac Lab
Xaraf GSubg GA5 xar
La Mid AhgobolMagac Lab
1

Qayb, cad.

2

Qaybaha dal u qaybsan yahay middood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wararar madaxbanan oo ku sugan gudaha Lascaano ayaa sheegey in dagaal culus oo leysu gabal dhacsadey ka dhacey Kontrolka galbeed ee magalada halka ciidamo beledyo kala tageersan labada dhinac ay tacshiirado goos-goos ah isku waydarsanyan gudaha magaalada.

”
“

Beelaha dagaalkooda ayaa la sheegay inuu yahay mid xoogan, waxaana ka horeeyay dagaal aan xooganayn oo shalay gabal-dhicii ka dhacay deegaanada ay isku horfadhiyeen.

”
“

Muqdisho (AllPuntland) - Warar horu dhac ah ayaa ka soo baxaya dagaal qaraar oo gabal dhicii maanta ka dhacay agagaarada Jidka Warshadaha oo xarumo ay ku leeyihiin Ciidamada Itoobiya oo taageeraya kuwa Dowladda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan