U gudub nuxurka bogga
SABAAD

col

Magac Lab
Naxwe-lal m.l
Xaraf CSubg CO3 xar
1

(u) Koox dad ah oo hubeysan.

2

Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro.

3

(u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Cabdi Cali Xubin 6- Col.

”
“

Allaha u naxariisto" ayuu yiri Col.

”
“

Cabdillaahi Askar, uguna bushaareeyo in gacanta lagu dhigay mid ka mid ah hogaamiyayaashii ugu waaweynaa Cadowgoodii SNM, isla markaana waxa qorshaysnayd in Saacado kadib Col.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal m.l

Xarafka

C · CO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
col - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan