U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daab1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, agabkaasi marka la soo jaro ayaa si loo qurxiyo oo loo hagaajiyo oo loo xardho, waxa ay u adeegsaan gudin yar aadna uga daab gaaban GUDIN MASAARTA geedaha lagu jaro.

”
“

Madaxweynaha Ciraaq, ayaa dhawaan rayidkiisa u qaybiyay tooriyo iyo midiyo daab-cad u badnaa.

”
“

Shaadhcasaha ka Madaxda ah Maamul-goboleedka dhawaan la abnacay ee lagu tilmaamo dhawaan rayidkiisa u qaybiyay tooriyo iyo midiyo daab-cad u badnaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan