U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daawasho

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA8 xar
1

daawo2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xukunkan oo ah kii ugu horeyay ay Maxkamaduhu ka fuliyan degmada B/weyne ayaa waxaa uu ka dhacay meel fagaaro ah iyadoo kumanaan dad ah u soo daawasho tageen.

”
“

Goobta lagu qisaasay marxuumkan ayaa waxaa isugu yimid ehelada labada marxuum iyo dadweyne fara badan oo u soo daawasho tegay qisaasta lagu fuliyay Marxuum Cabdullaahi Cabdi Jabane oo saakay aroornimadii dil u geystay nin kale.

”
“

Kulankaas oo ka dhacay garoonka Alamsay Stadium, wuxuu ahaa mid aad u qurux badan, labada kooxoodna waxay soo bandhigeen ciyaar farsamadeedu sarayso oo raali-gelisay dadweynihii u soo daawasho tegay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daawasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan