U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dadan1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA5 xar
La Mid Ahdedan1Magac Dheddig
1

Waqti wixii la sheegaa aanay shaac bixin oo qarsoomaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma guur dadan masiibada dhulka, miino lagu aaso.

”
“

Mar la weydiiyay inay arkayaan hubka Markabka saaran iyo in kale, ayuu yiri: "Waa loo jeedaa Taangiyada, balse hubka kale wuxuu ku jiraa Konteenaro, waxaana ku dadan shiraacyo waaweyn".

”
“

Waxase adiga kuu dadan oon cidina doonayn sidii u doone yeeliyo ruux kelidii danaysta ah doorashadii doraatee.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dadan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan