U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaac1

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA5 xar
1

.kh Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markii la arkay cuduradaas cusub, durbadiiba waxaa soo shaac baxday magacyo in loo aqoonsado cuduradaas oo aanan la garaneyn sida la isku gaarsiiyay.

”
“

Waxa cad in wadamo badan oo hore ugu caan ahaa soo dhaweynta qaxootiga ay maanta ka soo shaac baxayaan nacayb isa soo taraya oo loo qabo dadka magan gelyo doonka ah.

”
“

Dhinaca kale, waxaa soo shaac baxaya in Dowladda Federaalka KMG ay aad uga welwelsan tahay heshiiska.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan