2
Kontorobaan.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Abaarihii 10:00 barqanimo xiliga Somalia ayaa waxaa gaari Ural ah oo ay la socdeen ciidamo Ethiopian ah waxaa Miino kula qaraxday deegaanka Garas Tuugo oo ka tirsan degmada Lafoole ee gobalka Sh/hoose.
”“
Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Garoowe:Hay’adda la dagaalanka Miinooyinka ee Puntland oo qarixsay in kabadan 364 miino oo ay ka uruurisay deegaanada dalka.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
M · MI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
