U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiraa

Magac Lab
Xaraf JSubg JI5 xar
1

Wan gaboobay oo aan xoog iyo baruur midna u harin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guddoomiyaha Maxkamadu wuxuu sheegay in askariga dilka lagu xukumay lagu magacaabo Cabdi Kuus, askariga uu dilayna lagu magacaabi jiraa Xuseen Cabdi Yuusuf, ayna xukumeen markii ay ku maqaati kaceen askar kale oo goobjoogayaal ahaa.

”
“

Engineerada Somaliland ee jooga Hargeysa maanta oon u horreeyaana waxaan leeyahay, malaha cahdigan dalkani maanta ku jiraa waa in wax loo qabtaa ee wax inoo qabta cid kale ha la sugin ciidaada iyo calanka.

”
“

Allena wuu ku guuleeyey kaas, haddana wuxu ku jiraa halgan kale oo nabad, caddaalad iyo midnimo doon ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiraa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan