U gudub nuxurka bogga
SABAAD

damiin1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
La Mid Ahdammiin1Magac Lab
1

Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nin guubaabadiinna isku deyey, wow dan li’i uune Wax wacdigu dubaaqa u galaa, duulka khayrka lehe Damiin dhega la’ lama waaniyee, waa isaga daale.

”
“

Hase yeeshee, dhawaan ayaa Liibaan lagu sii daayay damiin, wakhtigaas kadibna dawladda Maraykanka ayaa codsatay in loo soo gacan-geliyo.

”
“

Wariyaha oo damiin banaanka ku joogey ayaa maanta waxaa lagu xakumey in uu la shaqeynayey kooxihii afduubka gaystey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
damiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD