U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wow

Magac Lab
Xaraf WSubg WO3 xar
1

Magac carbeed oo tilmaama xarafka "w".

Tusaale Dheeraad ah3

“

Duulkii ku caasiya ciqaab wow diyaar abide Adoo daaya mooyee darxumo wey la deristaaye Dulqaad badane adigaa ahoon deeqi kaa gurine Cirkan daah adigaa nooga dhigay derin dhulkoo idile.

”
“

Nin guubaabadiinna isku deyey, wow dan li’i uune Wax wacdigu dubaaqa u galaa, duulka khayrka lehe Damiin dhega la’ lama waaniyee, waa isaga daale.

”
“

Tix kale oo gabay ah “Rag waa baro, rabbina wow bal reeb beliyo iyo khayrkeede”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan