U gudub nuxurka bogga
SABAAD

darro

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dawladaha Maraykanka iyo Ingiriiska oo qudha, ayaa dhiirigelinta doorashooyinka Somaliland ku caawiyey lacag gaadhaysa $3 milyan oo dollar, laakiin nasiib-darro ilaa hadda shacbigu way sugayaan doorashadii.

”
β€œ

Dadweynaha reer Muqdishu oo sida dastuurka qorayo ay ahayd in ay soo doortaan duqa magaalada Muqdishu ayaad nasiib darro waxaad moodaa in ay korjooto ka yihiin waxa laysku hayaba.

”
β€œ

Doorashooyinka Kenya: Guul-Darro Weyn Oo Soo Food-Saartay Xisbiga Haya Talada Nayroobi (W.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
darro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan