U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rajab

Magac Lab/Dheddig
Xaraf RSubg RA5 xar
1

Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sidaa darteed ayaa waxaa baxay bishii Rajab ee sannadkii ee sannadkii shanaad kooxdii ugu horreysey oo u hijroota xabashida.

”
β€œ

Balse Dawladdaas Rajab madax kama noqon amuuro la xiira xarigii uu galey 1998, waxaan madax ka noqdey Dawladdas Cabdala Gol ilaa 16 ii November 2002.

”
β€œ

Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan ayaa shir uu ku qabtay dalkiisa waxaa uu ku sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho isaga iyo Qoyskiisa si ay wax badan ugu soo ogaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo abaaraha ka jira.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

R Β· RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rajab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD