Tusaale Dheeraad ah3
“
Mustafe wuxuu ballan-qaaday inay ku dedaalayaan tallaabo kasta oo sumcad u keenaysa suuqa cusub ee Gobanimo, isaga oo intaa ku daray sababtay tallaabadaa u qaadeen inay tahay sidii ay dariiq cusub ugu jeexi lahaayeen jiilka cusub ee soo socda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-qyo, m.dh
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
