U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaab1

Magac Dheddig
Naxwe-bab, m.l
Xaraf DHSubg DHA5 xar
1

Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm.

2

Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Wafdi kasocday Dowlada Ingiriiska oo booqday Xerada dha-dhaab ee dalka Kenya oo ay ku jiraan Qaxooti Soomaaliyeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan