U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaaban1

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Wax meel lagu dhaabay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Dabadeed maskii oo dareensan aanada iyo aarsiga uu ninku damacsan yahay ayuu yiri: Ninyahow, inta aad madigaagii xusuusato aarsi iyo colaadi kaa bixi maysto, ana inta aan gudinta geedka ku dhaaban arkayo haka yaabin inaan ku aamino oo godka ka soo baxo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaaban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan