U gudub nuxurka bogga
SABAAD

colaadi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf CSubg CO7 xar
1

Cid cadaad u hayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan maqaalkayga ku soo gaba gabaynayaa sheekadan: Mas iyo nin marti ah oo colaadi dhexmartay Waxaa la yiri nin iyo wiilkiisii madiga ahaa baa socdaalay, iyaga oo meel maraya ayaa mas lugta ka qaniinay wiilkii isagoo u dhintay suntii.

”
“

Maanta oo Jimce ahna waxa loo ballansan yahay in xabbad-joojin ay ku dhawaaqaan labada beelood ee reer Cilmi iyo Fiqi-shinni oo colaadi ku dhexmartay degaanka Adhi-caddeeye, taas oo dhowaantan ay dhawr nin ku kala dhimatay labada dhinac.

”
“

Warbaahinta VOA ayaa dhowaan qortey maqaal ay kaga hadleyso in laga yaabo in colaadi dhexmarto beelaha wada daga Puntland hadii dowladda Mareykanka tageerto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

C · CO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
colaadi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan