Tusaale Dheeraad ah3
β
Dawladda Ciraaq ayaa sheegaysa inay haysato boqol gantaal oo ah nooca Al-samuud, kuwaas oo ay Q. Midoobay dalbatay in dhammaantoodba la burburiyo iyadoo ku eedaysay inay dhaafsiisan yihiin xadka sharci ahaan la oggol yahay oo ah 150km.
ββ
Inta badana iyada iyo odeygeeda kamayna hadli jirin wax dhaafsiisan musharaxnimada ay da daalka dheer ugu jirtay,tanina waxaa ay keentay iney ilowsiiso qeyb kamid ah dhibaatada soo gaadhay.
ββ
Dagaalka ay ku yaboohayaan Al Shabaab ee dhaafsiisan xuduudda Soomaalidu ma aha mid u khidmaynaya danta Soomaalida.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (4) (f.g4)
Isrogrog
-snaa, -snayd
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
