U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gantaal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf GSubg GA7 xar
1

Wax la ganay oo fallaar iwm.

2

Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila.

Tusaale Dheeraad ah3

“

-June- 1993 ayaa mareykanku ku duqeeyay xarunta wardoonka ee Baghdad 23- gantaal oo ah kuwa looyaqaan “Tomahowk cruise missile”

”
“

Cali Dheere oo ah afhayeenka Al-shabaab ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay ku sheegay in kaaraha ay iyagu gubeen ayna la heleen gantaal, isagoo xusay inay ku qabsadeen kaaraha oo guban, ayna ku arkeen maydadka ciidamada AMISOM.

”
“

Gantaal waa nooc ka mid ah hubka dheereeya ee ka duula qaarad ilaa qaarad kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gantaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan