U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oggol1

Magac Lab
Xaraf OSubg OG5 xar
1

O. ah: cid aan wax diiddanayn.

2

Neef irmaan oo ubad waliba nuugo; hebed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Waana la oggol yahay inuu u tukado xaggeeda ul dhulka ku dhaggan ama wax la mid ah, geed xaggiisa ama tiir iyo xaaskiisa xaggeeda taasoo ku jiifta sariirta oo ku hoos jirta busteheeda iyo xoolaha gaadiidka u ah xaggooda haba ahaadee geel.

”
“

- Waana loo oggol yahay inuu simo mararka qaarkood.

”
“

Macnihiisuna yahay in loo oggol yahay sidoo kale, waana laga tagayaa Xaddiiskan oggolaanaya oo waxaa la qaadanayaa Xaddiiska diidaya sida ay oranayso Qaacidada Usuuliga ee aan kor ku soo sheegnay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

O · OG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oggol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan