1
Dhagax adag oo badanaa laga helo dhulalka biyo mareenka ah, sida togagga. dhagax-lool m.l Dhagax madow, xanaf leh oo birta lagu afeeyo; lisin. dhagax-madoobe m.l (jool.) Dhagax ka mid ah dhadhaabaha faraha badan oo loo yaqaanno hadhaabo dhalan rogan. dhagax-madow m.l Nooc ka mid ah dhagaxa adag, laga helo buuraha qaarkood oo markuu isku dhaco dab ka baxo. dhagax-nuuradeed m.l (jool.) Dhagax ay muhiimtahay inuu ka koobnaado 50% kaalshiyam kaarbonayt.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
-dyo, m.l
Cilmiga
Jooloji (jool.)
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
