Tusaale Dheeraad ah3
β
Bishii la soo dhaafey ayaa Miino dhulka lagu aasey waxa ay dishay sadex katirsan hay'ada MSF kuwaas oo ay ku jireen dhakhaatiir ka shaqeyneysay Isbitaalka magalada Kismayo.
ββ
Isbitaalka Guud ee magaaladda Garoowe oo ah Isbitaalka kaliya ee gobolka ayey dadweynuhu si weyn uga cawdaan dhakhaatiir la'aan iyo maamul xumo.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
