U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhimir

Magac Lab
Naxwedaaw.
Xaraf DHSubg DHI6 xar
1

Maan; garaad; caqli.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kiiska gabadhana laga qayb-geliyo waalidkeed, iyo dhakhaatiir kale oo gabadha ku sameeya baaritaan caafimaad iyo mid dhimir ahaan intaba.

”
“

Wallee maxaa wareer, lacag laaluush dhimir doorist lagu sameeyay wiilkaas yar!

”
“

Waxa waqti dheer u baahan waa ka-soo kabashada halaaggii nafeed, burburkii hantiyeed, dhaawicii dhimir-nafsiyeed iyo hoos u dhicii qiyem-qab ee ku dhacay muwaadinka Soomaaliyeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

daaw.

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhimir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD