U gudub nuxurka bogga
SABAAD

samafal1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Wanaag iyo taageero cid loo sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Warbixin (tifaftiraha Haatuf Cumar Daahir Cumar) oorama (Haatuf): Analina waa haweenay u dhalatay dalka Talyaaniga oo mudaba ka waday hawlo samafal oo dhinaca caafimaadka, waxbarashada, iyo gargaarka ka waday xarun ay ka samaysay magaalada Boorama.

”
“

Sarkaalkan u hadlay Midowga Yurub waxaa uu ugu baaqay kooxa qabsaday Shaqaalahaas samafalayaasha ah in ay si deg deg ah ku sii daayaan, wuxuuna sheegay in ay dadkaas ahaayeen kuwo aan wax dembi ah lahayn oo howlo samafal ah u tegay Soomaaliya.

”
“

Maliishiyooyinka Al-Shabaab ayaa si kulul u handadeen, waxayna shaqaalaha ay u sheegeen kooxaha galay xafiiska in aysan wax dhibaato ah u geysan xafiisyada maadaama ay tahay Hey'ad samafal oo dadka gargaarta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
samafal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan