U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caafimaad1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA9 xar
1

Cudur iyo jirro la'aan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.In loo sameeyo xarumo caafimaad oo lagu daryeelo dadka wax yeeladu kasoo gaartay gudniinka.

”
“

Baxnaan hadaladaa dambe ee Geedi Golroone wuxuu u arkay nasteex, waxaanu yidhi; “Waar Geedi, bal horta iiga warran Bilan, waxaa la igu yidhi ededeed ayay magaaldan la joogtaa ee ma iska caafimaad qabtaa.”

”
“

Akhri warbixinta dhakhtarka Madaxweynaha Madaxweynaha oo la shaaciyay inuu ku sii jeedo dalka Britain si baaritaan caafimaad oo dhinaca Beerka ah ayaa hadalkiisa kusoo beegay 4-casho kadib markii xanuun ku dhacey looga daaweeyey Nairobi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caafimaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan