U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhambalo

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-ashay, -alatay
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

(f.g) Wax si dherer ah u kala dillaacsasho.

2

(f.g) Galley hal mar ku shiidasho.

3

(f.mg) Ka dh.: maanso cid ka dheegasho.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-ashay, -alatay

Xarafka

DH Β· DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhambalo - sawirka la wadaagga

La Wadaag