Tusaale Dheeraad ah3
β
Suldaan Yusuf Xiireey oo ka mid ahaa Ergadii nabadeed ee sida wayn ugu istaagtay joojinta colaadaha Dharoor, wuxuu ku nuuxnuuxsaday in guud ahaan la dhameeyay colaadahaas, wax walbana laga noqdey xalay ka dhalay oo beeshu sidaa isku raacday.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
