U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nugaal1

Magac Lab
Xaraf NSubg NU6 xar
1

Midab madow oo lo'da u gaar ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Deegaan lagu magacaabo Cagaare oo ku yaal xadka Ethiopia uu la wadaago Gobolka Nugaal ayaa lagu diley 5 nin oo kasoo kala jeeda labo beelood oo walaalaha ah.

”
“

Cadde oo wajigabax kala kulmay odayaasha Nugaal Warar GO ay ka heshey iloo ku dhow dhow Madaxtoyada DGPL ayaa caddeynaya in Cadde Muse tala filanwaa ah uu kala kulmay madax-dhaqameedyada Gobolka Nugal.

”
“

Dhagasyo waraysi Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xaafid Cali Yusuf oo ka hadlay howlaha amaanka lagu adkaynayo ee Bosaso isagoo u waramaya wariye Maxamed Baashi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nugaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan