U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheeree

Fal Gudbe/Magu
Naxwe-reeyay, -raysay
Xaraf DHSubg DHE7 xar
1

(f.g) Wax dhererkiisa kordhin.

2

(f.g) Wax meel ka fogeyn.

3

(f.mg) Orod ama socod kordin.

4

U dh.: cid waxay qeyb u heshay in ugu darid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Allaha u naxariistee Cali Axmed Cabdulle oo ku magac dheeree Cali Jiis ayaa rasaas fara badan ay la dhaceen xilli uu isku diyaarinayey afur iyo salaadda maqrib, iyadoo kooxihii dilkaasi geystay ay baxsadeen.

”
“

Xuseen Xaaji Maxamed oo ku magac dheeree Bood sida ay xaqiijisay Marwadii uu ka tegay Xabiibo Xaaji Jimcaale oo ku sugan Nairobi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (f.g/mg)

Isrogrog

-reeyay, -raysay

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheeree - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD