U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhibco

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHI6 xar
1

Hilib cadad yar yar laga dhigay oo muqmaddana ka waaweyn; suqaar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Inter, waxay leedahay 69 dhibcood, waxayna hal dhibic ka horraysaa Juventus oo iyana haysata 68 dhibcood, sidoo kale Roma, ayaan iyana waxba ka dhibco yaran, waxayna leedahay 67 dhibcood.

”
β€œ

Haddii labada kooxood ee ugu sarreeyaa ay isku dhibco noqdaan waxaa lagu kala saarayaa ciyaar, mana shaqaynayso gool-dheeri iyo goolal badnaan midina.

”
β€œ

Roobkan oo ahaa markii hore roob dhagxaan iyo dhibco-waaweyn leh ayaa durbadiiba biyo geliyey dhammaan wadooyinka waaweyn eee Magaaladda Garowe taas oo tan iyo maanta ay jiifaan biyihii roobkaasi ka tagay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH Β· DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhibco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan