U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhif

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHI4 xar
1

Nabsi.

2

Dh. ah: wax aan badanaa la arag ama la helin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheeko curintu waa fan gaar ah oo dad dhif ahi hanashadeeda awoodi karaan.

”
“

Inkastoo laga yaabo in saxaafadduba marmar iyo dhif khashiimid isticmaasho, laakiin waxay muddakar ku yihiin qaranimada iyo u yeedhyeedhida nabadda.

”
“

Dadka qaar, dhif iyo naadir ah’ ayaa awood u yeesha in ay canjili karaan qof kasta codkiisa ama dadka qaar codkooda, jilina karaan qof kasta dabeecadaha hab dhaqankiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan