U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sheeko

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf SHSubg SHE6 xar
1

Hadal taxane ah oo dhacdo run ama been ah wax ka sheegaya.

2

Wax laysu sheego.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Judhiiba jeldiga ayaan ka gartay in uu yahay buug sheeko ah.

”
β€œ

Georgi Kapchits dhawaan soo saaray buug cusub oo ku saabsan sheeko xariirta Soomaaliyeed oo uu ugu magacdaray Faaliyihihii la bilkayday.

”
β€œ

Jacaylkii Qiimihiisa Qurba Joogu Dhantaalay (2) Sheeko Taxane Ah - Waxa Qoray Mukhtaar Maxamed Shiil Tahay gabadh walaashay oo kale ah Inta uu xanaaqay ayuu yidhi 'waxan u malaynayaa inanta aad calman doontaa inaanay weli dhalan".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

SH Β· SHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sheeko - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan