Tusaale Dheeraad ah3
“
Gudoomiye ku-xigeenka degmada Dhooble oo Idaacada VOA wax ka waydiisay sababta loo duqeeyay magaaladiisa ayaa sheegey in uusan garaneyn isaga oo aan meesha ka saarin in Xasan Turki iyo ragiisa joogi karaan degaankaas.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ayaal, m.l/dh
Xarafka
DH · DHO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
