Tusaale Dheeraad ah3
“
Wararka) - Ugu yaraan 700 oo qof ayaa ku dhintay 5000 oo kalena way ku dhaawacmeen kadib markii uu dhulgariir laxaad lihi ka dhacay dalka Algeria iyadoo ay kooxaha gurmadku ku hawlan yihiin sidii loo gurman lahaa dadka ay masiibadu haleeshay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
DH · DHU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
