U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khasaaro

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf KHSubg KHA8 xar
1

Dhibaato ku timaada qof hantidiisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalka oo hubka nuucyadiisa kala duwan laysku adeegsanay ayaa waxaa sidoo kale hoobiyayaal dhowr ah ay ku dhaceen guryo dad rayid ah ay degan yihiin waxaana jiro khasaaro xoogan oo labada dhinac gaaray iyo dad rayid ah.

”
“

Wararka dagaalada ayaa sheegaya in ay qeybo ka mid ah Suuqa bakaaraha ay gubatay kadib markii ay Madaafiic ku dhacday,sidoo kale waxaa Madaafiic khasaaro badan geysatay ku dhacday xaafado ka mid ah Degmada Yaaqshiid.

”
“

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya waxaa uu sheegay in ciidamada nabad ilaalin ee ka socda Uganda dirtay aan wax khasaaro ah loogu geysan Muqdisho, isagoo sheegay in wax dhibaato ah aysan u arkin weerarkii lala beegsaday oo uu ku tilmaamay mid la buun buuniyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khasaaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan