U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxyeello

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf WSubg WA9 xar
1

Dhibaato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inta badan duqeymaha iyo dagaallada ka dhaca Muqdisho ayaa waxay waxyeello kasoo gaartaa dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan, iyadoo aan si dhab ah loo ogaan khasaaraha labada dhinac ee dagaalamaya kala gaarta.

”
“

Ilaa iyo haatan la ogeyn, waxaase jira dad rayid ah oo madaafiic dagaalka la isugu adeegsanayo ay waxyeello ka soo gaartay.

”
“

Muqdisho: Dab Qabsaday Suuqa Xamar-weyne Ciidanka Booliiska DKMG iyo kuwa AMISOM ayaa dadaal ay muujiyeen ku yareeyey khasaare laga baqayey inuu suuqa waxyeello ugu geysto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxyeello - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan