U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duqsi

Magac Lab
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Cayayaan, duula, laba baal iyo lix addin leh, meelaha wasakhada ka dhasha oo ka qayb qaata faafinta cudurrada.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Axmed Ismaaciil Cabdi (Duqsi), Wasiirka Diinta & Cadaaladda.

”
β€œ

Duqsi fara kulul ku haya magaalada Bosaso Magaaladda Bosaaso oo ay fara kulul ku haya Duqsi ka dhashay roobabkii Dayrta, waxaana laga cabsi qabaa in ay ka dhashaan cuduro.

”
β€œ

Sababta weerarka keentay ayaa la sheegay in ciidamada Maraykanku jasiirada ku arkeen duqsi dab ku shidanaya iyo doonyo shidaalka dhigta marka ay kalluunka xadayaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D Β· DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duqsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan