U gudub nuxurka bogga
SABAAD

derin

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DE5 xar
La Mid AhdermoMagac Dheddig
1

Gogol laga sameeyay caw, caws, mayro iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Waana loo oggol yahay inuu ku sujuudo dhulka, ama uu dul saaran yahay dhar, katiifad, derin ama wax la mid ah.

”
“

Duulkii ku caasiya ciqaab wow diyaar abide Adoo daaya mooyee darxumo wey la deristaaye Dulqaad badane adigaa ahoon deeqi kaa gurine Cirkan daah adigaa nooga dhigay derin dhulkoo idile.

”
“

Jiiftadii uu Sangub tiriyay, waxaa erayadeedii ka mid aha: “Kud ka deg oo qanjo u durug derin iyo go’ wadatada, Jirikaan dawerisada taandhada ku dooddada waaba looga sii daray.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
derin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan