Tusaale Dheeraad ah3
“
Dadku waa bani-aadmi, wax baa inaga wada dhexeeya, dal baynu nahay, ummad baynu isku nahay, wada-hadalku ma go’o, aniguna waan wadayaa, mana lihi anigoo keliyaa wadayee, waanigaa idinku guubaabinaya ee cid walba ku guubaabinaya in arrintaa loo hiiliyo.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
A · AA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
