U gudub nuxurka bogga
SABAAD

asluub

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AS6 xar
1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cusmaan ayuu la jaanqaadayay isagoo asluub wanaagga wasiirka u qushuucaya.

”
“

Markaa waxaan leeyahay 5-ta sanadood ee soo socda isaga aynu u daynay jagada madaxweynanimada, isaga oo ah nin daacad ah oo Somaliland ah oo Somaliland u dhex ah oo edeb iyo asluub wacan leh iyo karti iyo hawl qabad.

”
“

Afhayeenku waxaa kale oo uu sheegey in xubnihii dowladda ku meel gaadhka ah ka joogey shirka in ay muujiyeen asluub wanaag iyo iyaga oo si joogta ah shirka uga qeyb qaata.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
asluub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan